
2 Courses
STEM
Ku Baro STEM – Aqooneed Maadooyin ka Sayniska & Ingiriisiga!
Ku Baro Maadooyinka Sayniska & Ingiriisiga ee STEM – Aqooneed!
1. STEM – Aqooneed waa barnaamij dhameystiran oo nidaamsan, oo daboolaya maadooyinka sayniska (Chemistry, Biology, Physics, iyo Math), oo ay weheliso Koorsada Diyaargarowga Luqadda Ingiriisiga iyo Tababarka Farsamooyinka Imtixaanka Qaranka. Koorsadan waxaad ku baran kartaa si buuxda online, adigoo ku raaxaysanaya gurigaaga, adigoon u baahnayn inaad fasallo si toos ah uga qeyb gasho.