Skip to main content

Enrolment options

STEM

STEM-Aqooneed – STEM & English Prep Course with National Exam Technique Training

Master Science & English with STEM – Aqooneed

  1. STEM – Aqooneed is a comprehensive and structured program covering scientific subjects (Chemistry, Biology, Physics, and Mathematics) along with an English Language Preparation Course and National Exam Technique Training. You can take this course fully online from the comfort of your home, without the need for physical attendance.
  2. One of the unique features of STEM – Aqooneed is the Mobile STEM Lab, which provides practical, hands-on science learning—completely free of charge.
  3. If you are in Mogadishu, you can attend workshops and seminars at the STEM Innovation Lab in Hano Connect, Hano Academy, or Hano Technical University free of charge.
  4. Certificate Award: Upon successful completion of the course, you will receive an official certificate.
  5. What sets this platform apart is its affordability. You can pay every three months, and we offer special discounts for schools and families.

                                            

Ku Baro STEM – Aqooneed Maadooyin ka Sayniska & Ingiriisiga!

Ku Baro Maadooyinka Sayniska & Ingiriisiga ee STEM – Aqooneed!

 

1.     STEM – Aqooneed waa barnaamij dhameystiran oo nidaamsan, oo daboolaya maadooyinka sayniska (Chemistry, Biology, Physics, iyo Math), oo ay weheliso Koorsada Diyaargarowga Luqadda Ingiriisiga iyo Tababarka Farsamooyinka Imtixaanka Qaranka. Koorsadan waxaad ku baran kartaa si buuxda online, adigoo ku raaxaysanaya gurigaaga, adigoon u baahnayn inaad fasallo si toos ah uga qeyb gasho.

  1. Mid ka mid ah qodobada gaarka ah ee STEM – Aqooneed waa Moobil STEM Lab, kaas oo bixiya barasho cilmiyeed oo la taaban karo—gebi ahaanba bilaash ah.
  2. Haddii aad joogto Muqdisho, waxaad ka qeyb gali kartaa aqoon isweydaarsiyada iyo siminaarrada ka dhacaya STEM Innovation Lab ee ku yaal Hano Connect, Hano Academy, ama Hano Technical University—gebi ahaanba bilaash ah.
  3. Shahaado La Gudoonsiinayo: Markaad si guul leh u dhammaystirto koorsada, waxaad heli doontaa shahaado rasmi ah.
  4. Maxaa Naga Dhigaya Mid Gaar Ah? Barxaddan waxbarasho waa mid jaban oo aad bixin karto 3-dii biloodba mar. Sidoo kale, waxaan bixinnaa qiimo dhimis gaar ah oo loogu talagalay dugsiyada iyo qoysaska.

 

PayPal

This course requires a payment for entry.

Cost: USD 10.00

Log in to the site